DHAGEYSO:-Xisbiga Wadani Oo Dhaliilo Culus Usoo Jeediyey Xukumada Muuse Biixi Sheegayna in Sool & Sanaag la Dulmiyey

0

Xisbiga Mucaaradka Wadani ee Somaliland ayaa Dhaliilo Culus usoo Jeediyey Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Waxaana ay Sheegeen in Beelaha Sool iyo Sanaag Lagu Dulmiyey Golaha Wasiirada Somaliland.