DHAGEYSO”Saciid Jaamac Qoorsheel” Waa Mid Taariikhi ah Safarkii Madaxweyne Farmaajo Uu Ku Tagay Deegaanada Puntland Iyo Galmudug

Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo duulista Hawada Saciid Jaamac Qoorsheel oo wax laga weydiiyey waxyaabihii u qabsoomay mudada sanadka ah ee ay jirto dowlada uu hogaanka u hayo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa tilmaamay in mudadaasi kooban ay dowlada soomaaliya wax badan u qabsoomeen. Saciid Jaamac Qoorsheel ayaa sidoo kale soo hadal qaaday safarkii uu madaxweyne … Continue reading DHAGEYSO”Saciid Jaamac Qoorsheel” Waa Mid Taariikhi ah Safarkii Madaxweyne Farmaajo Uu Ku Tagay Deegaanada Puntland Iyo Galmudug