Dhageyso:-Gudoomiyaha degmada Boocame oo Beeniyey in laqabsaday degmadaasi

0

Gudoomiyaha degmada Boocame ee gobolka Sool ayaa beeniyey in degmada Boocame ay qabsatay Soomaaliland wuxuuna sheegay inay warkaasi yihihiin waxkamada jiraan.

Xayle Xassan Shire gudoomiyaha degmada Boocame ayaa sheegay Sawiradda iyo Muqaalka inay soo dhigeen Baraha Bulshada dhalinyaro ka xanaaqday dagaalka  laga cabsi qabo in uu dhexmaro Puntland iyo Soomaaliland deegaanka tukaraq