HORDHAC: Chelsea Vs. Swansea City.

0

Chelsea waxa ay soo dhaqeyn doontaa Swansea City kulan ka tirsan Premier League-ga.

Kulankan waxa ay Blues haysataa fursad ay hogaanka ku dheeresato maadama kooxaha kale aysan dheeleen axada.

Maxaa ka cusub Blues?

– Thibaut Courtois shaki ayaa ku jira kulankan sabtida waxaana haya xanuun

-Dhinaca kale Antonio Conte waxa uu haysraa saf buuxa

-David Luiz, Nemanja Matic iyo Marcos Alonso waala nasiyey toddobaadkii hore balse waa diyaar iminka

RAAD RAAC

-Chelsea wey badisay 9kii kulan ee ugu dambeeyey Premier League-ga ee ay gurigeeda ku dheeshay

SAFAFKA LA FILI KARO

Gegida: Stamford Bridge

Saacadda Geeska Africa: 6Pm

Dhex dhexaadiyaha: Neil Swarbrick

Source: GF