Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Maamulka Gobolka Banaadir Ismaaciil Macalin Cabdi Guure ayaa sheegay in dowladda Hoose ee Xamar ay wado qorshe lagu soo saarayo Buug ka hadlayo Gobolka Banaadir.
Waxa uu sheegay in Siyaasiyiinta iyo Odayaasha hore loogu baahan yahay iney la shaqeeyaan dadka wada qorshaha lagu soo saarayo Buuga u gaarka ah Gobolka Banaadir.
Hoos ka Dhageyso Codka:-