TOP DHAGEYSO:- Masuulkii Madaxweyne Xasan Sheekh u Cod ekaa oo Guuleystay

0

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa Maanta ku soo baxay Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Cusub ee Hirshabelle.

C/llaahi Goodax ayaa ku soo baxay Doorasho la gaaray Labo Wareeg,waxaana uu la Tartamay Mas’uul la yiraado Bile Xasan.

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Xildhibaan C/llaahi Goodax ayaa si weyn uga soo horjeeday Doorashadii Maamulka Hirshabelle lagu Unkay.

HALKAAN KA DHAGEYSO