Taliyaha Ciidamada Booliiska Dowlada Puntland, C/qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa gaaray degmada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.
C/qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay halkaasi, waxaana uu kor meeray xarumaha
booliiska degmada Qardho ee gobalka Karkaar.
Taliyaha Qaybta Booliiska gobalka Karkaar Gaashaanle sare Axmed Yuusuf Muuse ayaa Taliye ku xigeenka
Booliiska Puntland ku soo dhaweeyay degmada Qardho.
HALKAAN KA DHAGEYSO