Iimaan Nuur Iikar Guddoomiye Ku Xigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Odayaasha loogu baahan yahay in ay ogolaadaan iney Fursad siiyaan dhalinyarada.
Waxa uu sheegay in Xilligaan loo baahan yahay in Fursadooda hogaamineed la siiyo dhalinyarada waxbaratay.
Waxa uu tilmaamay in dhalinyarada loogu baahan yahay in ay Xilalka kula dagaalamaan, kana codsadaan in Fursad la siiyo.
Waxa uu ka sheekeeyay ahmiyada dhalinyarada ay u leedahay dib u dhiska iyo hormarinta Dalka.
Hoos ka Dhageyso Codka:-