Waraarka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xaruurta Jubalada Hoose ahna xaruurata madaxtooyada Maamulka Jubaland ayaa sheegaya in mareyihii hore ee dekedda magaalada Kismaayo Cabdullhi Dhubad Shiil(Xadhuun)siweyn loogu soo dhoweyey shaley garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, kadibna loo galbiyay madaxtooyada Jubaland,
Waraar lagu kalsonayahay ayaa sheegaya in hogaamiyaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan uu maareyihii hore uga soo yeeray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, si kastaba ha ahatee, ilo wareedyo kudhowdhow madaxtooyada Kismaayo ayaa noo xaqijiyay in uu madaxweynaha Jubaland isku shandheen ku sameyni rabo xukumadiisu sidaasi darteedana uga soo yeeray xadhuun.