Waxaa Shalay ka bilowday Xaafadaha iyo Suuqa Weyn ee Degmada Waaberi howlo lagu burburinayo dhismayaasha sharci darada ah ee ku yaalla Degmada Waaberi.
Guddoomiyaha Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir Xuseen Axmed Culusoow ayaa sheegay in ay sii socon doonaan howlaha lagu hormarinayo degmada Waaberi.
Waxa uu shacabka degmada ugu baaqay iney u hogaansamaan amarada ka soo baxaya Xafiisyada Maamulka degmada Waaberi.
Hoos ka Dhageyso Codka:-