Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya C/llaahi Colaad Rooble ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan guushii uu shalay ka gaaray Doorashadii ka dhacday Magaalada Jowhar.
Wasiir Ku Xigeenka ayaa Warbaahinta u sheegay in doorasho Cadaalad iyo Xalaal ah iney ka dhacday Magaalada Jowhar.
Waxa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay sida Dimuqraadiyada leh ee loo doortay isaga iyo Xildhibaanada kale ee shalay ka soo baxay doorashadii Jowhar.
Hoos ka Dhageyso Codka:-