DHAGEYSO:- Masuuliyiinta Gobolka Hiiraan oo sheegay iney socdaan dadaalo lagu heshiisiinayo beelihii ku dagaalamay Gobolka Hiiraan

0

Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay wadaan dadaalo lagu xalinayo Colaada ka dhaxeysa labo Maleeshiyo beeleed oo wada dega gobolkaasi.

Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay la kulmeen dhamaan madax dhaqameedyada beelaha isdirirsan ee dhawaan ku wada dagalamay gobolka Hiiraan.

Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga gobolka Hiiraan iyo Xoghayaha Gobolka ayaa si wadajir ah Warbaahinta ugu sheegay in ay macquul tahay in maalmaha soo socda ay heshiis wada gaaraan labada bee lee isdagaalay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-