Waxaa Maalintii Labaad Xiran Xarunta Doorashada Maamulka Jubbaland oo u xiran Muran ku aadan Kuraasta Xubnaha Aqalka Hoose.
Ciidamada Nabad Sugidda Maamulka Jubbaland ayaa hadda Gacanta ku haya Xarunta Doorashada Maamulka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo.
Guddiga Doorashada Maamulka Jubbaland ayaa sidoo kale sheegay in Doorashada Dib loo dhigay illaa Amar dambe.
Muaranka ayaa la sheegay inuu ka jiro Afarta Kursi ee ugu dambeysa Doorashada Xildhibaanada Maamul Goboleedka Jubbaland ka soo galaya Baarlamaanka Soomaaliya.