Gudoomiye ku xigeenka Dhanka Arrimaha Bulshada gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cusmaan Cali ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay deegaan 7 KM u jira Magalada Baladweyne.
Waxa uu sheegay in beelaha walaalaha ee halkaasi ku dagaalamay in ay joojiyaan Xabada oo aysan mar kale dagaalamin.
Waxa uu sidoo kale sheegay in dib u heshiisiin la kala dhex dhigayo beelaha weli colaada ka dhaxeysa ee Gobolka Hiiraan.
Hoos ka Dhageyso Codka:-