Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Xalay Waxa ay ku hoyden Magaalada Burco.
Wafiga Madaxweyne Siilaanyo Waxaa ka mid ahaa Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo Odayaal dhaqameedyo.
Ujeedka Safarka Madaxweynaha Somaliland ayaa sidii loo koormeeri lahaa xaalada ay ku sugan yihiin dadka ay saameeyeen abaarta ka jirta deegaanada Somaliland.
Safarka Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo Waxaa Warbaahinta u faah faahiyay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland.
Hoos ka Dhageyso Codka:-