Guddoomiyaha Degmada Kaxda ee gobolka Banaadir Maxamed Ismaaciil C/llaahi ayaa shacabka degmada ugu baaqay iney dhistaan dhulalka banaan ee ku yaalla Xaafadaha degmada Kaxda.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in shacabka loogu baahan yahay iney dhistaan dhulalkaasi banaan si degmada bilicdeeda ay usoo baxdo.
Waxa uu ganacsatada degmada Kaxda ugu baaqay iney ganacsiyo hormarineed ay ka sameeyaan Degmada.
Hoos ka Dhageyso Codka:-