DHAGEYSO:- Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo sheegay in ay Heshiisyo Caalami ah la soo galeen Shirkado Shisheeye oo maalgashanaya Somaliland

0

Wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Shuceyb Cumar Maxamuud ayaa ka warbixiyay Shir loogu hadlaayay Maalgashiga ee lagu soo gabagabeeyay Dalka Jarmalka.

Wasiirku waxa uu sheegay in Shirkaasi uu ahmiyad weyn u lahaa Somaliland isla markaaana ay ku soo bandhigeen fursadaha Maalgashi ee ka banaan ee Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-