Siyaasi Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ka mid ah Musharaxiinta sanadkan Tartameysa ayaa sheegay in hadii uu ku guuleysto Xilka Madaxtinimo ee Dalka inuu ahmiyad siinayo Ardayda Jaamacadaha ka soo qalin jibisay.
Waxa uu sheegay in ay wanaagsan tahay in aan niyada laga jibin Ardayda wax baratay ee ku nool Soomaaliya.
Waxa uu sidoo kale sheegay in uu si adag ula Xisaabtamayo Hay’addaha Shisheeye ee Dalka ka shaqeeya.
Hoos ka Dhageyso Codka:-