Waxaan Magaalada baydhabo ee gobolka bay weli aanan ka furmin wejiga labaad ee doorashada xubnaha aqalka hoose sababo lagu sheegay in Magaalada weli aysan tegin ergo ka socoto gobolka shabellaha hoose.
Gudoomiyaha Gudiga Doorsahooyinka Dadban ee Koonfurgalbeed Maxamed C/laahi Mursal ayaa sheegay in kuraasti aqalka hoose ee shabellaha hoose aan weli la dooran isagoona tilmaamay in ay sugayaan ergooyin ka socdo gobolka oo aan weli tegin Magaalada Baydhabo .
Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay jiraan arimo farsamo oo ku daaban ergooyinka shabeelaha hoose balse waxa uu carabaabay in ay isa soo xalindoonaan odayaasha qaar oo isku qilaafsanb kursaasta ay ka heleen baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
HALKAAN KA DHAGEYSO