Nabadoon Cabdi samad Cumar oo kamid ah nabadoonada dhanka waqooyi ayaa ka hadlay wararka sheegaya in kismaayo la tagayo 20 bishan.
Yaasiin oo ku hadlay gudiga dhanka waqooyiga Gaalkacyo ee dhanka nabada ayaa sheegay in marna aysan aqbaleen wada hadal loo aado dhanka magaalada kismaayo.
Waxa uu sheegay in labada dhinac ay ku suganyihiin dhanka magaalada Gaalkacyo isla markana halkan lagu hadlayo.
HALKAAN KA DHAGEYSO