Mas’uuliyiin xilal kala duwan ka haya maamulka Puntland ayaa booqasho gaaban ku gaaray goobihii ay ku dagaalameen ciidamada Galmudug iyo Puntland.
Mas’uuliyiintaani ayaa socdaal kusoo maray goobo farabadan oo ay ku dhaceen Madaafiicdii ay is weydaarsanayeen labada dhinac waxa ayna soo arkeen guryo farabadan oo ay ku dhaceen Madaafiicda.
Goobaha ay waxyeeleyeen Madaafiicda ayaa waxaa kamid ahaa masjidka Imaamu Shaafici ee xaafada Garsoor.
Hoos ka Daawo Sawirada:-