Xildhibaannada Hirshabeelle ayaa dooranaya xubnaha aqalka sare ku tartamaya ee Maamulkaasi ku matalaya Federaalka,waxaana tartamaya 21 Qof oo 8 Kursi ku tartamaya.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa xalay ku dhawaaqay in doorashada ay billaabaneyso saaka kadib markii shalay ay u baaqatay kooran la’aan Xildhibaannada ah.
La soco natiijada xubnaha ku soo baxa kuraasta Hirshabeelle