Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa sheegay inay socoto doorashada xubnaha Aqalka Hoose iyadoo weli aan lasoo dhammaystirin doorashadii Aqalka Sare.
Waxay sheegeen oo kale guddigu in doorashada Aqalka Sare ee xubnaha matali doona Somaliland ay ka dhici doonto magaalada Muqdisho.
Haddaba weli waxaa jira cabashooyin iyo dhalliilo ku aaddan inaanu hufnayn hannaanka doorashada.
HALKAAN KA DHAGEYSO