Waxaa isa soo taraya beelaha ka soo jeeda waqooyiga gobolka Galguduud ee kalsoonida kala laabanaya maamulka Galmudug ee ay hogaamiyaan Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Maxamed Xaashi Cabdi.
Waxgaradka maanta kulmay ayaa waxa ay Galmudug ku eedeeyeen mamaulka Galmudug inay hurinayaan colaada Caabudwaaq islamarkaana aysanba ku qabin wax dheef ah maamulka Galmudug.