Guddoomiyaha degmada Burtiinle Maxamed Maxamuud Axmed Boondhari ayaa sheegay in Qurba joogta Soomaaliyeed loogu baahan yahay in ay ka qeyb qaataan dhismaha iyo hormarka dayactirka.
Waxa uu ugu baaqay qurba joogta Soomaaliyeed ay dadkooda ugu faa iideeyaan dhaqaalaha ay heystaan.
Waxa uu tilmaamay in ay muhiim tahay in meel loogu soo wada jeesto hormarka iyo dib u dhiska Degmada Burtiinle.
Hoos ka Dhageyso Codka:-