TOOS U DHAGEYSO:- War Hadda Qardho Naga Soo Gaarey iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo Digniin iyo Fariin culus loo diray

0

Qaar kamid ah shacabka kunool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo lahadlay warbaahinta ayaa walaac ka muujiyey dibudhac kuyimaada doorashada Soomaaliya ee sanadka 2016.

Waxa ay sheegeen in khilaafka u dhexeeya gudiga doorashada, gudiga xallinta khilaafaadka iyo musharixiinta maamulada qaar uu yahay qorshe dowladda jirta jagada kudheeraysanayso.

HALKAAN KA DHAGEYSO