DHAGEYSO:- Siyaasiyiin Waa weyn oo Banaanka soo dhigay Madaxweyne Siilaanyo iy Kooxdiisa ay Hargeysa ka wadaan

0

Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Siyaasada Somaliland ay qariban tahay.

Waxa uu sheegay in aysan dhex dhexaad ahayd Madaxda Maamulka Somaliland isla markaana ay doonayaan Madaxda Xisbiga Talada haya ee Kulmiye iney mar kale talada qabtaan.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in ay aad ugu xun yihiin Siyaasadaha isdiidan iyo fara gelinta Maxkamada sare ee ku aadan doorashooyinka ka dhacaya deegaanada Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-