Wadanka Mareynakanka ayaa la sheegay in Cunuqabateyn dhaqaale kale uu saaray Dalka Suudaan.
Madaxweynaha Dowladda Mareykanka ayaa mar kale sheegay in Suudaan la saaray loona siyaadiyay Cunuqabateynta.
Waxa uu sheegay Madaxweyne Obama in Dalka Suudaan uu Caqabad ku yahay dalkiisa isla markaana ay sii xoojinayo cunaqabateynta.
Hoos ka Dhageyso Codka:-