DAAWO SAWIRKA:- Amin Arts "Xasan Sheekh Maxamuud Wal Wal Iyo Buufis Ayaa Ku Dhacay".

0

Fashaxamiistaha Caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Arts oo ah Nin Sawir ku Muujiya marba xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya, ayaa si adag u cabiray dareenka shirka dhexmaray Hogaamiyaasha Siyaasada Soomaalida ee dalka Isku taga Imaaraatka Carabta ka dhacay, kaas oo diirada lagu saaray arrimaha Siyaasada ee dalka waxaana shirkaasi aan lagu casuumin Xasan Sheekh Maxamuud.

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO

imaaraadka