Malawi, Kenya iyo Koonfur Afrika waa dalalka ugu khatarta badan ee baaskiil lagu kaxaysto, sidaa waxa lagu sheegay daraasad ay Qaramada Midoobay ku samaysay shilalka gaadiidka ee dhaca.
1.3 milayn ee qof ee sannad walba ugu dhinta sannadkiiba shilalka gaadiidka ee dhaca boqolkiiba 49 ayaa ah dad lugaynaya kuwo baaskiillo wata iyo kuwa wata mootooyinka. Ayay warbixintan oo ay soo saartay hay’adda UNEP sheegtay.
Natiijada daraasadda ay samaysay hay’adu waxay ay soo bandhigtay waa xogtan:
- Malawi: 49% dadka lugeeya, 14-17% kuwa baaskiillada wata
- Kenya: 47% dadka lugeeya, 14% kuwa baaskiillada wata
- Koonfur Afrika: 50% dadka lugeeya 3% kuwa baaskiillada wata.