WAR DEG DEG:- Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Magaalada Baledweyne

0

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Goor dhaw gaaray Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baledweyne ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Ciidamada AMISOM iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kulmao la qaato Qeybaha Bulshada Magaalada Baledweyne.

Magaalada Baledweyne ayaa waxaa ku sugan Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo si weyn uga soo horjeeday Dhismaha Maamulka Hirshabelle.