Axmed Aadan Samantar (Cubeyd), oo kamida waxgaradka Waqooyiga Gaalkacyo ayaa ka hadalay arimo ay ka mid tahay colaada ka jirta Magaalada Gaalkacyo.
Axmed ayaa kahadalay hadal dhawaan kasoo yeraya madaxwaynaha Mamulka Galmudug oo ahaa in Gobolka Mudug aysan katalindonin Labo maamul.
Axmed Aadan Samantar (Cubeyd) Waxa uu dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in maalin kasta ay Hub kadajinayo Garoomada Galmudug iyadoona uu sheegay in Ciidamadaii ugu badnaa ay usoo dirtay Galkacyo.
Waxa ay Dhaleeceen u jeediyeen Ra.iisul Wasaraha Soomaliya iyagooona Shegay in Puntland uu Galiyay Qal Qal Siyaaasaded Madaxda Puntland uu ugu Hanjabay in Hadii aysan Joojin Dgaalka Gaalkacyo Xayiraad beesha Caalamka ay Saari Doonto Madaxda Puntland taasi oo ay shegen in Puntland ay Dhabar Jab ku Tagay Hadalka Ra,iisul Wasaaraha.
Magaalada Gaalkacyo aya Madiif iyo Rasaas Teel Teel ah Maanta oo Taarikhdu ay Tahay 19-10-2016 la is dhaafsaday Taasi oo socotoy Daqiiqad Kooban Waxaana Wali Labada Ciidana Ay Yihin kuwo is hor Fadhiya Waxana Xaalda hada ay Tahay Mid Dagan Kadib Rasaaso Ciidamada Galmudug iyo kuwa Puntaland ee is Horfadhiya ay is Dhaafsadeen.
HALKAAN KA DHAGEYSO