TOOS U DHAGEYSO:-Puntland "Waa been wada hadal kulamo Jirno Galmudug, Dhismaha Maxjarkana ma istaagayo:

0

Wasiirka Deegaanka iyo Duurjoogtada Puntland Cali Cabdullaahi Warsame oo la hadlay Mid kamid ah Idaacadaha laga dhagaysto Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ay nasiib darro tahay in Hogaamiyaha Puntland uu Warbaahinta usheego war aan jirin oo ah in Gaalkacyo uu ka soconayo kulamo udhaxeeya Labada Maamul oo xal loogu raadinayo Xiisadaha Gaalkacyo.

Wasiirkaan ayaa sheegay in hadda Gaalkacyo ay tahay Magaalo Colaadeed isla markaana aysan jirin kulamo dhex maray wasiiro ka tirsan Labada Maamul.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media