Caabudwaaq: 1-OCTOBER-2016:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku Faaqidno Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee ka dhacay Deegaanada Waqooyiga Galgaduud.
Barnaamijkeena waxaa caawa marti inoogu ah Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Galmudug Xasan Maxamuud Hayl ayaa waxa uu ka warbixin doonaa colaada iyo sida xalka loogu heli karo sidoo kale odayaasha dhaqanka magaalada Gaalkacyo ayaan ka wareysan doonaa dhankooda iyo siday u arkaan xalkaoo ka hadlaya Xeraale oo jawaab adag ka bixiyay hadal kasoo yeeray odayaasha dhaqanka degmada Cadaado.
Baraamijkan ayaa waxaa si toos ah uga dhageysan kartaa habeen walba shabakada caalamiga ah ee Allgalgaduud Media marka laga reebo habeenka Jimcaha ee Sabtida soo galeyso.
Waxaa Barnaamijka soo Diyaariyay Halkaana kasoo Jeedin doona Wariyaheena Cumar Laki Man isagoo ku sugan magaalada Caabudwaaq.