Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Kheyraadka ee Maamulka Somaliland Baashi Cali Jaamac ayaa ka warbixiyay halka uu marayo biyo gelinta deegaanada Somaliland.
Waxa uu sheegay in biyo Macaan oo Nadiif ah ay gelinayaan dhamaan deegaanada Maamulka Somaliland.
Waxa uu sidoo kale sheegay in ay ku dadaalayaan sidii Shacabka Somaliland ay biyo Nadiif ah oo Macaan ay siinayaan.
Wasiirka ayaa sidoo kale beeniyay wararka sheegaya in uu joogsaday Mashruucii biyo gelinta ee deegaanada Somaliland.
Hoos ka Dhageyso Codka:-