Qaar ka mid ah Odayaasha iyo Waxgaradka ka soo jeedo Gobolka Sanaag ayaa ka soo horjeestay qaabkii loo soo xulay Xubnaha dooranaya Xildhibaanada iyo aqalka sare.
Waxa ay sidoo kale sheegeen in xuquudooda ay ku waayeen Aqalka sare iyo Aqakja hoose oo ay sheegeen in Suldaanka iyo dad gooni ah ay howsha wataan.
Waxa ay Madaxda Dowladda iyo Beesha Caalamka ugu baaqeen in Xuquudooda la siiyo iyo isla markaana laga dhiciyo Kooxaha doonaya iney awoodooda muujiyaan.
Hoos ka Dhageyso Codka:-