Waxaa dhawaan deegaano ka tirsan gobolda Baay iyo Bakool laga watay Malaaqyo, Nabadoono iyo dad Shacab, waxaana watay oo Xabsiga dhigay Ciidanka Niyuu Booliis ee Dowladda deegaanka Itoobiya.
Shacabka iyo Nabadoonada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay arrintaan wax ka qabato.
Waxa ay sheegeen in qalad lagu Xeray dadkaasi isla markaana ay Xeran yihiin muddo badan.
Waxa ay sidoo kale sheegeen in dadka Xeran uu ku jiro Malaaqa Guud ee Gobolka Bakool iyo Dhalinyaro kale oo Caan ka ah deegaanada Koofur Galbeed Soomaaliya.
Hoos ka Dhageyso Codka:-