Siihayaha Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo howlaha maamul u sameynta Gobolka Hiiraan ee ka socday magaalada Beledweyne.
Xasan Sheekh ayaa sidoo kale sheegay in talaabo sharci ah laga qaadayo Xabsina la gelinayo Cidii shir ku qabata Magaalooyinka Gobolka Hiiraan.
Guddoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda iyo ammaanka ee Maamulka gobolka Hiiraan Axmed Cismaan Cabdulle “Axmed Inji” ayaa warbaahinta ka sheegay in Xabsi la gelinayo Cidii shirk u qabataa Gobolka Hiiraan.
Hoos ka Dhageyso Codka:-