DAAWO Galmudug iyo Puntland oo Hubkii ugu cuslaa isku adeegsanaya

0

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal laga duubay Gaadiidka dagaalka ee Puntland iyo Galmudug oo dagaal ku dhexmarayo Gaalkacyo ay isku Adeegsanayaan, iyadoona Shacabka magaaladu Argagax ka qaadeen Kaare-yaasha iyo Gaadiidka kale ee dagaalka,

Dagaalka u dhexeeya Puntland iyo Galmudug ayaa gaystay Khasaare Naf iyo maalba leh, Waxaana magaalada isaga baxay inta badan dadkii ku noolaa, Mana jirto Ilaa hada Guul laga gaadhay in Nabad labada dhinac la dhex Dhigo.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=vE1j3p4_99o