DHAGEYSO WAREYSI:-Nabadoon Xaad oo si kulul ula hadlay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland

0

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo waraysi siiyay Warbaahinta ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dhiiga Dadka walaalaha ah ee Macna darada lagu daadinayo.

Nabadoon Xaad waxa uu ugu baaqey Shacabka Galmudug iyo Puntland in iyagu ay Nabada Curiyaan Maadaama Dagaalkasta oo dhaca dhibaatada ugubadan ay iyaga soogaarayso.

Nabadoonka ayaa waxa uu sidookale Fariin Udirey Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland isagoona shegay in Dagaalka Gaalkacyo aanan cidna dan aysan ugu jirin isla markna loo baahan yhy in si dagd ag ah dagaalka loo joojiyo si xal waara looga gaaro dhibaatada gaalkacyo ku soo laab laabtay.

HALKAAN KA DHAGEYSO