TOP DHAGEYSO:- Waxgarad ka soo jeeda Puntland oo Banaanka soo dhigay Danta laga leeyahay Colaada Gaalkacyo

0

Nabadoon Sugule Yuusuf Warfaa oo ka mid ah Odaasyha dhqanka Beesha Leylkase ee Mamulka putalnd oo wareysi siiyay Warbahinta ayaa si cad usheegay in dagaalka gaalkcyo ku soo Noq noqadayn uu yahay mid Siyaasadeed Kaasi oo ay ka danbeyaan Puntland a waa Sida uu hadlka u dhigyee nabadoon Warfaa.

Wuxuuna ka hadlay ujeedka laga leeyahay dagaalka Dhiiga Badan ku Daatay ee Weli Gaalkcyo ka tagan asagoona Tilmaamay in uu yahay mid lagu danaayo In Lagu banasto Dhiiga Shacbaka Tabaleysan ee Gobolka Mudug.

Ugu ayuu sheegay in Diyaar ay u yihiin in ay ka hortageen Xiisada dagaalka ee Gaalkacyo Wuxuuna sidoo kale baaqa udiray Odayaasha labada dhinac oo uu ugu baaqay in ay Sii Wadaan Dadaalada lagu Xalinaayo Xiisada Gaalkcyo.

HALKAAN KA DHAGEYSO