Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Faroole, ayaa laga sameeyey Sawir Gacmeed aad u qosol badan, kaasi oo wax laga weydiiyay cida ilaalin doonta goortii uu gaaro magaalada Muqdisho isagoo musharax ah.
C/raxmaan Faroole oo uu su’aal weydiiyay shaqsi lagu miisaalay Weriye ayaa waxa uu ku jawaabay Faroole inaanu ku kalsooni qabin ciidamada Dowladda Fedeaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, balse uu sugayo ciidamada Shiinaha oo amaankiisa sugi doona.
Hoos ka Daawo Sawirka:-