Waxaa Caawa lagu dhawaaqay Liiska Xubnaha Maamulka Galmudug ee u sharaxan Aqalka sare ee Baarlamaanka.
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Galmudug Cismaan Maxamuud Aadan “ Masagawaa” oo la hadlay Warbaahinta ayaa aqriyay Liiska Xubnaha u sharaxan Aqalka Sare.
Hoos ka Akhriso Liiska Xubnaha Sharaxan, kana Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Wasiirka Warfaafinta:-