Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Wafdi Saraakiil ah oo uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Cadaado.
Taliyaha iyo Wafdigiisa Waxaa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Cadaado ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay Safarkiisa uu Maanta ku tagay Magaalada Cadaado.
Hoos ka Dhageyso Codka Taliyaha:-