TOOS ULA SOCO:- Dagaalka oo dib u qarxay,Xaalada Gaalkacyo oo kacsan,Ciidamada hor leh oo Galmudug iyo Puntland soo gaaraya iyo Khasaaraha ilaa iyo Hada jira

0

Wararka ka imaanaya xafada garsoor ee magalada gaalkacyo ayaa shegay in halkaasi uu ka soconaya dagaal u dhaxeya ciidamo kala soo jeeda maamulada galmudug iyo puntland kuwaasi uu isku haaya dhul ku yaalla galbeed magalada gaalkacyo.

Dhawaaqa rasaasta ayaa la laga maqlaya magalada Gaalkacyo waxaana la sheegayaa in uu dagaalka uu geystay qasaare isku jira dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac

Rasasta aya la sheegaya in ay sameyn ku yeelatay dadkii dagna xaafada garsoor ee magalada gaalkacyo

Wararka qaaar ayaaa shegaya in malayshiyaad Galmudug iyo Puntland kala taabacsan wuxuuna salka ku hayaa saldhigii hore ee maamulka Galmudug dhisayay iyo siilad cusub oo xoolaha ah oo maamulka puntland uu goobtii goob ka agdhow ka dhisayo

Isbitaaalka galmudug ee Gaalkacyo ayaa Mashquul ah waxaana jira qasaaare kala duwan