Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Xaawo Aden Xaashi, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Xaashi Diini Axmed, gaar ahaan Reer Ugaas Maxamed Ugaas Aden Xaashi iyo dhamaan asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Xaawo Aden Xaashi , waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Xaawo Aden Xaashi, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Xaawo Aden Xaashi janadi fardowza ahayd ka waraabiyo.
إِنَّ للهِ ما أَخَذ، وَلَهُ ما أَعْـطـى، وَكُـلُّ شَيءٍ عِنْـدَهُ بِأَجَلٍ مُسَـمَّى.فَلْتَصْـبِر وَلْتَحْـتَسِب. أَعْظَـمَ اللهُ أَجْـرَك، وَأَحْسَـنَ عَـزاءَ ك، وَغَفَـرَ لِمَـيِّتِك Aamiin Aamiin Aamiin
Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Diraya.
1- Hooyo Khadiijo Cilmi Cali
2- Maryan Xaaji ismaaciil Aw Maxamuud
3- Caasha Xaaji Ismaaciil Aw Maxamuud
4- Saciida Xaaji Ismaaciil Aw Maxamuud
5- Cabdullahi Xaaji Ismaaciil Aw Maxamuud
6- Maxamed Xaaji Ismaaciil Aw Maxamuud (Bandiiro)
7- Cabdiraxmaan Xaaji Ismaaciil Aw Maxamuud
8- Xuseen Xaaji Ismaaciil Aw Maxamuud
9- Cabdinaasir Xaaji Ismaaciil Aw Maxamuud
10- Hodman Xaaji Ismaaciil Aw Maxamuud