Iyadoo dhowr jeer xilligii loo qabtay maamul goboleedyada inay ku soo xushaan wakiilada Aqalka Sare ee baarlamanka uga mid noqonaya, iyo waqtiyaddii ay qabteen gudiga doorashada dadban ay dib u dhaceen, ayaa weli waxaa aad loogu kala aragti duwan yahay halka ay ka dhaceyso doorashada mudanayaasha maamulka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo isaga laftiisa aan si rasmi ah loo dhisin.
HALKAAN KA DHAGEYSO