DHAGEYSO:- Xasan Sheekh oo Fariin adag u diray Saraakiisha Ciidamada

0

Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegay in Saraakiisha amaanka ee Dowladda loogu baahan yahay in ay Xoojiyaan amaanka goobaha ay ka dhacayaan doorashada Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in Xilligaan loo baahan yahay sugida amaanka goobaha doorashada isla markaana ay si Taxadar leh ay u sugaan amaanka guud ee Dalka.

Waxa uu kula dardaarmau Xoojinta amniga iyo sidoo kale Goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-