Shacabka ayaa mar kale dareen cusub ka bixiyay duqeyntii Mareynkanka ka geystay iyo dhalinta ku dhibtooneysa Xabsiyada ku yaalo dalka India.
Qaar ka mid ah Shacabka oo la hadlay warbaahinta la iska arko ayaa sheegay iney ka xun yihiin waxa uu Mareynkanka ka geystay qeybo ka mid ah gobolka Mudug,gaar ahan duqeyntii lagu laayay askarta Ciidanka Galmudug.
Sidoo kale,waxay dhaleeceeyeen Dowladdaha India iyo Soomaaliya oo xil iska saari waayay dhalinta ku xiran Xabsiyada India oo xuquuqdoodii waayay.
Hoos ka Daawo Muuqaalka:-