Tuulooyin ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay ka jiraan abaaro iyo biyo la’aan.
Xildhibaan Maxamed Ismaaciil Shuuriye oo ka mid ah xildhibaannada ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ayaa Warbaahinta u sheegay in tiro dad ah ay gaajo iyo oon ugu dhinteen meel u dhaxeysa degmada Badhaadhe iyo Hoosingow.
HALKAAN KA DHAGEYSO